Maqaalkan waxa aynu si kooban ugaga hadli doonnaa lix arrimood oo ajarkoodu leegyahay ka xajka, waana acmaal ay aad u fuduahay samyantooodu.

Waxaa aynu wada ogsoonahay in acmaasha waaweyn ee uu Eebbe innagu waajibiyay uu ka mid yahay xajku (وَلِلهِ عَلَى النَّاسِ حِجُّ الْبَيْتِ مَنِ اسْتَطَاعَ إِلَيْهِ سَبِيْلًا), Ilaahay waxa uu xaq u leeyahay oo uu waajibsaday in uu la imaado xajka qof kasta oo islaama awoodana in uu guto camalkaa.

Nabi Maxamed ﷺ waxa uu xajka u sheegay fadliyo fara badan oo ay ugu horreyso jannadu,   (الْحَجُّ الْمَبْرُوْر لَيْسَ لَهُ جَزَاءٌ إلّا الْجَنَّة) inta uu qofku xajka ku gudo jiro haddii uu danbiga iska ilaaliyo khayrkana ku dedaalo abaal marin kale malaha oo aan ahayn janno.

Waxa kale oo uu helayaa qofka inta uu xajka tago iska ilaaliya wixii gefa lana imaada khayr faro badan danbi dhaaf waxa uuna soo noqonayaa isagoo ah sidii maalintii ay hooyadii soo dhashay.

Hadaba, qofka jecel in uu soo xajiyo laakiin ay ka hor taaganyihiin caqabado ee xanuusanaya ama waayay kharash uu ku tago, waxa aynu u haynaa bushaarooyin waaweyn oo uu nabi Maxamed ugu bushaareeyay.

Bushaarooyinkan ayaa ah cibaadooyin uu rasuulku sheegay in qofka muslimka ahi uu ka helayo ajarkii xajka iyo cimrada, maaha in uu ka ridayo faralkii ama waajibkii saarnaa oo marka uu awoodo waa uu la imanayaa.

Lixda arrimood ee leh ajarka xajka ayaa kala ah:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *