Calaamado aad ku ogaanayso inta qalbigaagu ku xidhanyahay Allah
Waxa aynu si kooban ugaga hadli doonnaa maqaalkan arrimo kaa caawinaya in aad ogaato masaafada aad u jirto Allah ﷻ. Addoomaha Ilaahay ﷻ waxa ay u kala derejo sarreeyaan sida ay Ilaahay ugu kala dhowyihiin iyo inta ay leegtahay ku xidhnaanshaha quluubtoodu ay Ilaahay ﷻ ku xidhantahay. Derejo uu addoon gaadho iyo sifo uu yeesho […]
Acmaal haddii aad sameyso ajarkoodu leegyahay ka xajka.
Maqaalkan waxa aynu si kooban ugaga hadli doonnaa lix arrimood oo ajarkoodu leegyahay ka xajka, waana acmaal ay aad u fuduahay samyantooodu. Waxaa aynu wada ogsoonahay in acmaasha waaweyn ee uu Eebbe innagu waajibiyay uu ka mid yahay xajku (وَلِلهِ عَلَى النَّاسِ حِجُّ الْبَيْتِ مَنِ اسْتَطَاعَ إِلَيْهِ سَبِيْلًا), Ilaahay waxa uu xaq u leeyahay oo […]
Wax ka ogoow arrimaha ajarkoodu aanu marna istaagin.
Maqaalkan kooban waxa aynu kaga hadli doonnaa arrimo ajarkoodu aanu marna joogsan, kuwaas oo qofka u soconya illaa marka uu geeriyoodo. Sida aynu wada ogsoonahay camalka qofku waxa uu joogsadaa isla markaa uu geeriyoodo, haddii uu munaafacaad ka heli jiray iyo haddii kaleba, mana awoodo in uu naftiisa wax ka anfacaya uu sii sameeyo. Hadaba […]
Maxay tahay sababta ka danbaysa xalaasha iyo xaaraanta?
Maqaalkan waxa aynu kaga hadli doonnaa xikmadda ka danbaysa xalaasha iyo xaaraanta, amma in Shayna laynaga xaaraan yeelo Shayna laynoo ogolaado. Waxaa aynu in badan maqalnaa ama dhagaheenna kusoo dhaca labada erey ee xaaraan iyo xalaal, waxa sidoo kale aynu aragnaa waxyaabo laynoodiiday iyo qaar laynoo ogolaaday, haddaba waxa aynu manta eegi doonnaa xikmadda ku […]
Maxaa kaa caawinaya in aad joogtayso camalka wanaagsan?
Waxa aynu maqaalkan kaga hadli doonnaa sidii aynu u joogtayn lahayn camalka wanaagsan ee aynu soo sameynaynay bisii barakaysnay ee ramadaan. Waxa aynu soo dhamaysanay 29 cisho oo cibaado iyo naxariis ah, acmaal badan oo wanaagsan ayaynu soo samaynay Allah ha inaga aqbalee, hadaba si aynu acmaashan wanaagsan u joogtayno waa in aynu is weydiinnaa […]
Xikmado kaa caawinaya in aad ka gudubto waqtiga adag.
Maqaalkan waxa aynu kusoo gudbin doonnaa toban xikamdood oo kaa caawin doona in aad ka gudubto waqtiga adag ee kula soo gudboonaada. Inta aynu noolnahay kuna sugannahay mareegta u dhaxaysa badhaadhaha iyo waqtiga adag waxa lagama maarmaan ah in aynu la kulmayno waqti innagu adkaada si lamida sida ay inoosoo marayaan waqtiyo qurux badan. Hadaba, […]
Fadliga tobanka habeen ee u danbeeya bisha ramadaan.
Maqaalkan kooban waxa aynu kaga hadli doonnaa fadliga ku sugan tobanka habeen ee u danbeeya bisha ramadaan. Sida aynu wada ogsoonnahay 10 kan habeen ayaa ah kuwa ugu fadliga badan habeenada ina soo mara adduunayada, sidaa awgeed waxa inala gudboon in aynu si gaara ugu dedaalno 10 kan. Nabi Maxamed ﷺ isaga oo bisha dhan […]
4 kooxood oo aan la aqbalin soonkooda bisha ramadaan.
Bisha ramadaan waa bisha danbidhaafka, naxariista, raxmadda, sadaqadda, waana bishii salaada, soonka iyo qiyaamu laylka, qofkii ay dhaafto bishaasi isaga oo aan loo danbi dhaafin waa uu khasaaray. Nabi Maxamed ﷺ ayaa maalin isaga oo sii koraya mimbarka qudbadda waxa uu saddex jeer idhi aamiin, markay asxaabtu waydiiyeenna waxa uu ugu jawaabay malaku jibriil ayaa […]
5 Camal oo haddii aad sameyso Eebbe ﷻ kugu jeclaanayo.
Waxa aynu si kooban maqaalkan ugaga hadli doonnaa 5 camal oo aad u fudud haddii aad sameyso ood aad joogtaysona Eebbe ﷻ kugu jeclaanayo. Waxa aan badanaa inoo dhadhamin macaanka iimaanka iyo diinta islaamka, si lamida qofka diinta ku cusub, taasina waxaa keena iimaanka oo daciifa. Hadaba, si aynu ugu raaxaysanno acmaasha wanaagsan marka aynu […]
Todobada dabin ee shaydaan u dhigo qofka muslimka ah.
Maqaalkan waxa aynu kaga hadli doonnaa todobada dabin ee shaydaan u dhigo qofka muslimka ah ee mu’minka ah si uu uga leexiyo jidka toosan. Cadowga ugu weyn ee aynu leenahay marka la joogo adduunyada ayaa ah shaydaanka, waxa uu mar walba isku dayayaa in uu ina waydaariyo wadada xaqqa ah. Waxaa uu kusoo dhaartay in […]