Sida aynu ugu diyaar garoobayno bisha ramadaan(Qaybta 2-aad)

Maqaalkan ayaa aynu kaga hadli doonnaa qodobbada intii inooga hadhsanayd maqaalkii hore ee u diyaar garawga bisha Ramadaan. Tobanka arrimood ee nafta loogu diyaarinayo bisha ramadaan. Ugu danbayn, tobankaa shay ee aynu labada maqaal kaga hadalnay haddaynu sameyno waxa laga yaabaa in qalbigeenu sifoobo, camalka aynu ku jihaysanahay ee qiimaha bandanna aynu ku faro adaygno […]

Sida aynu ugu diyaar garoobayna bisha ramadaan(Qaybta 1-aad)

Waxa aynu maqaalkan kaga hadli doonnaa diyaar garowga loo baahanyahay in aynu sameyno bisha ramadaan ee innagu soo food leh. Sida aynu wada ogsoonnahay Waxaa foodda ina soo saartay bishii barakaysnayd ee ramadaan, waxaa loo baahanyahay in aynu nafaheenna iyo jidhkeenaba u diyaarino bishan barakaysan si aynaan u noqon kuwo ay ku dhaafto mooganaan ee […]

Khayrka ku sugan Bisha shabcaan, gaar ahaan habeenka 15-aad.

Maqaalkan kooban waxa aynu kaga hadli doonnaa khayrka bisha shabcaan ku sugan iyo sababta loogu bixiyay shabcaan. Waxa kale oo aynu si gaar ah ugaga hadli doonnaa habeenka kala badhka bisha shabcaan. Bishan ayaa ah bishii ay carabtu raadsan jireen biyo, maadaama ay ku noolaayeen dhul saxare ah, waxa ay bishan joojin jireen hawlaha kale […]

Example of how to write a professional work experience letter

I’m presenting my essay on my professional work experience. At the age of 18, I began my career. When I initially started working, I spent my after-school hours in a program for home tutoring for children. I completed both high school and university after beginning this career, which I have been doing for three years. […]

Ducooyinka ama Adkaarta la akhriyo maalin walba.

Maqaalkan waxa aynu kusoo gudbin doonnaa ducooyinka ama adkaarta la akhriyo maalin walba gelin-hore iyo gelin-danbeba, inaga oo u kala horreysiin doonna sida ay usoo kala horreeyaan xagga waqtiga. Diinteenna suubban waxa ay ina baraysaa in qofka muslimka ahi waqti walba oo uu ku suganyahay uu akhriyo xuska Eebbe SW, sidaasna aynu kaga nabad galayno […]

Ducooyinka ugu fadliga badan ee danbi-dhaafka

Maqaalkan kooban waxaa aynu kaga hadli doonnaa ducooyinka ugu fadliga badan ee danbi-dhaafka, kuwaasoo ah ducooyin ku sugnaaday sunada rasuulka ﷺ. Bani-Aadam haddaynu nahay, waxaa tiro badan danbiga inaga dhacaya goor walba, sidaasoo ay tahay Eebbe ﷻ ayaa inoo ballan qaaday haddii aynu kasoo laabanno qaladaadkaa inaga dhacay in uu inaga dhaafayo. Qofka muslimka ah […]

Fadliga laga helo Salliga-nabiga, iyo qaabka loogu salliyo

Maqaalkan manta ayaa waxa aynu kaga hadli doonnaa fadliga laga helayo Salliga-nabiga ﷺ, waxaa kale oo aynu kaga jawaabi doonnaa su,aal ah salliga nabigu ma yahay duco qofka akhrinaya u sugnaatay? Salliga nabiga  ﷺoo la badiyo ayaa waxa ku sugan fadli iyo ajar aad u weyn, waana mid caddayn u ah iimaanka qofka, sababna u […]

Ducooyin iyo Acmaal Ilaahay baahiyahaaga ku daboolayo

Bani Aadam haddaynu nahay waxa aad u badan baahiyaha aynu qabno, waxa aynu maanta soo gudbin doonnaa ducooyin iyo acmaal Ilaahay baahiyahaaga ku daboolayo, baahiyaha xalaasha ah ee Eebbe SW raalida ka yahay. Hadaba, waxaa jira ducooyin ama acmaal la sameeyo haddii ay baahiyi kusoo foodsaarto, baahidaasoo ah mid adduunyo ama mid aakhiro. Acmaal haddii […]

Taxanaha bandhigga ducooyinka qur,aanka(qaybtii 10 aad)

Barnaamijkan taxanaha ducooyinka qur,aanka oo in muddo ah inoo soo socday ayaa aynu maanta soo gudbin doonnaa qaybtii u danbaysay, waxa aynu soo qaadan doonnaa labadii duco ee u danbeeyay barnaamijkan taxanaha inoosoo ahaa. Ducada 17 aad ee taxanaha ducooyinka qur,aanka {رَبِّ اجْعَلْنِى مُقِيمَ الصَّلَاةِ وَمِن ذُرِّيَّتِى رَبَّنَا وَتَقَبَّلْ دُعَآءِ} Ducadan ayaa macnaheedu noqonayaa Rabbiyoow […]

Taxanaha bandhigga ducooyinka qur,aanka(qaybtii 9 aad)

Barnaamijkan la magac baxay taxanaha ducooyinka qur,aanka ayaa aynu mar kasta kaga hadalnaa ducooyinka kusoo arooray qur,aanka, kuwaasoo ay ku sugantahay fadli dheeraadii. Waxa aynu maqaalkan kaga hadli doonnaa laba duco oo kamida kuwa kusoo arooray qur,aanka, kuwaasoo aynu sharrixi doonno inta aynu ka gaadhno idam Alle. Ducada 15 aad ee taxanaha ducooyinka qur,aanka. {رَبَّنَا […]