Wax ka ogoow arrimaha ajarkoodu aanu marna istaagin.

Maqaalkan kooban waxa aynu kaga hadli doonnaa arrimo ajarkoodu aanu marna joogsan, kuwaas oo qofka u soconya illaa marka uu geeriyoodo. Sida aynu wada ogsoonahay camalka qofku waxa uu joogsadaa isla markaa uu geeriyoodo, haddii uu munaafacaad ka heli jiray iyo haddii kaleba, mana awoodo in uu naftiisa wax ka anfacaya uu sii sameeyo. Hadaba […]

Ducooyinka ama Adkaarta la akhriyo maalin walba.

Maqaalkan waxa aynu kusoo gudbin doonnaa ducooyinka ama adkaarta la akhriyo maalin walba gelin-hore iyo gelin-danbeba, inaga oo u kala horreysiin doonna sida ay usoo kala horreeyaan xagga waqtiga. Diinteenna suubban waxa ay ina baraysaa in qofka muslimka ahi waqti walba oo uu ku suganyahay uu akhriyo xuska Eebbe SW, sidaasna aynu kaga nabad galayno […]

Ducooyinka ugu fadliga badan ee danbi-dhaafka

Maqaalkan kooban waxaa aynu kaga hadli doonnaa ducooyinka ugu fadliga badan ee danbi-dhaafka, kuwaasoo ah ducooyin ku sugnaaday sunada rasuulka ﷺ. Bani-Aadam haddaynu nahay, waxaa tiro badan danbiga inaga dhacaya goor walba, sidaasoo ay tahay Eebbe ﷻ ayaa inoo ballan qaaday haddii aynu kasoo laabanno qaladaadkaa inaga dhacay in uu inaga dhaafayo. Qofka muslimka ah […]

Taxanaha bandhigga ducooyinka qur,aanka(qaybtii 9 aad)

Barnaamijkan la magac baxay taxanaha ducooyinka qur,aanka ayaa aynu mar kasta kaga hadalnaa ducooyinka kusoo arooray qur,aanka, kuwaasoo ay ku sugantahay fadli dheeraadii. Waxa aynu maqaalkan kaga hadli doonnaa laba duco oo kamida kuwa kusoo arooray qur,aanka, kuwaasoo aynu sharrixi doonno inta aynu ka gaadhno idam Alle. Ducada 15 aad ee taxanaha ducooyinka qur,aanka. {رَبَّنَا […]

Taxanaha ducooyinka qur,aanka(qaybtii 8 aad)

Barnaamijka taxanaha ducooyinka qur,aanka oo muddoba inoo soo socday ayaa aynu maanta kusoo qaadan doonaa sidii dhaqanka inoo ahayd laba duco oo kamida ducooyinkaas. Ducooyinkan aynu badanaa kusoo qaadanno barnaamijka taxanaha ducooyinka qur,aanka ayaynu u sharaxnaa si faahfaahsan oo qof waliba ku fahmi karo luuqadeena hooyo. Ducada 13 aad ee taxanaha ducooyinka qur,aanka: Ducadeenna 13 […]

Taxanaha ducooyinka qur,aanka(qaybtii 7 aad)

Waxa aynu kusoo qaadan doonnaa qaybteena 7 aad ee barnaamijkan la magac baxay bandhigga ducooyinka qur,aanka kusoo arooray laba duco oo kamida ducooyinkaas. Hadaba wax kula gudboon in aad marka hore fahanto ducada macnaheeda iyo meesha ay munaasibka ku tahay, inagoo intaasoo dhan ku sheegna maqaaladeena, kadibna aad qorato qaybtona isla markaana aad Ilaahay ku […]

Taxanaha ducooyinka qur,aanka(qaybtii 6 aad)

Waxa taxane xidhiidha inoo soo ahaa barnaamijkii bandhigga ducooyinka qur,aanka, taasoo aynu kusoo qaadan jirnay ducooyinka qur,aanka kusoo arooray, waxa aynu kusoo bandhigi doonnaa qaybteena 6 aad laba duco oo ka mida ducooyinkaas. Ducada sagaalaad ee taxanaha ducooyinka qur,aanka Ducadan ayaa ah ducoo aad u muhiima, isla markaana aynu maalin walba akhrino 17 jeer, waa […]

Taxanaha ducooyinka qur,aanka(qaybtii 5 aad)

Kusoo dhowaada qaybtii 5 aad ee barnaamijkeenii la magac baxay taxanaha bandhigga ducooyinka qur,aanka, oo aynu kusoo qaadan jirnay maalinba laba duco, kuwaasoo Eebe SW qur,aanka inoogu sheegay. Ducada sideedaad ee taxanaha ducooyinka qur,aanka {وَقُل رَّبِّ زِدْنِى عِلْماً} Ilaahay ayaa SW ku leh nabigiisa Maxamed NNKH waxaad igu baridaa ood iwaydiisataa cilmi aan kuu siyaadiyo. […]

Taxanaha ducooyinka qur,aanka (Qaybtii 4 aad).

Waxa aynu sii wadi doonna, barnaamijkeeni la magac baxay, taxanaha ducooyinka qur,aanka. Waxa aynu kusoo qaadan doonaa qaybteena afaraad, laba duco oo kamida ducooyinka qur,aanka. Ducada lixaad ee Taxanaha ducooyinka qur,aanka: {وَقُل رَّبِّ أَنزِلْنِى مُنزَلاً مُّبَارَكاً وَأَنتَ خَيْرُالْمُنزِلِينَ} Ducadan ayaa ah duco aad u muhiima oo koobsanaysa saddex arrin. Ducadan ayaa ah ducada lagu ducaysto […]

Taxanaha ducooyinka qur,aanka (qaybtii 3 aad)

Waxa aynu maqaalkan kusoo gudbin doonaa taxanaha qaybtii saddexaad ee ducooyinka qur,aanka kusoo arooray, waxa aynu kusoo qaadan doonaa laba duco oo kamida ducoyinka qur,aanka. Ducada afaraad ee taxanaha ducooyinka qur,aanka: {رَبِّ لَا تَذَرْنِى فَرْدًا وَأَنْتَ خَيْرُ الْوَارِثِينَ} Ducadan ayaa ah ducadii uu nabi Sakariye CS ku baryay Ilaahay SW si uu u siiyo walad […]