Ducooyinka ama Adkaarta la akhriyo maalin walba.
Maqaalkan waxa aynu kusoo gudbin doonnaa ducooyinka ama adkaarta la akhriyo maalin walba gelin-hore iyo gelin-danbeba, inaga oo u kala horreysiin doonna sida ay usoo kala horreeyaan xagga waqtiga. Diinteenna suubban waxa ay ina baraysaa in qofka muslimka ahi waqti walba oo uu ku suganyahay uu akhriyo xuska Eebbe SW, sidaasna aynu kaga nabad galayno […]
Ducooyinka ugu fadliga badan ee danbi-dhaafka
Maqaalkan kooban waxaa aynu kaga hadli doonnaa ducooyinka ugu fadliga badan ee danbi-dhaafka, kuwaasoo ah ducooyin ku sugnaaday sunada rasuulka ﷺ. Bani-Aadam haddaynu nahay, waxaa tiro badan danbiga inaga dhacaya goor walba, sidaasoo ay tahay Eebbe ﷻ ayaa inoo ballan qaaday haddii aynu kasoo laabanno qaladaadkaa inaga dhacay in uu inaga dhaafayo. Qofka muslimka ah […]
Ducooyin iyo Acmaal Ilaahay baahiyahaaga ku daboolayo
Bani Aadam haddaynu nahay waxa aad u badan baahiyaha aynu qabno, waxa aynu maanta soo gudbin doonnaa ducooyin iyo acmaal Ilaahay baahiyahaaga ku daboolayo, baahiyaha xalaasha ah ee Eebbe SW raalida ka yahay. Hadaba, waxaa jira ducooyin ama acmaal la sameeyo haddii ay baahiyi kusoo foodsaarto, baahidaasoo ah mid adduunyo ama mid aakhiro. Acmaal haddii […]
Taxanaha bandhigga ducooyinka qur,aanka(qaybtii 9 aad)
Barnaamijkan la magac baxay taxanaha ducooyinka qur,aanka ayaa aynu mar kasta kaga hadalnaa ducooyinka kusoo arooray qur,aanka, kuwaasoo ay ku sugantahay fadli dheeraadii. Waxa aynu maqaalkan kaga hadli doonnaa laba duco oo kamida kuwa kusoo arooray qur,aanka, kuwaasoo aynu sharrixi doonno inta aynu ka gaadhno idam Alle. Ducada 15 aad ee taxanaha ducooyinka qur,aanka. {رَبَّنَا […]
Taxanaha bandhiga ducooyinka qur,aanka ( qaybtii 2 aad)
Maqaalkan waxa uu noqon doonaa kii labaad ee aynu kaga hadlayno taxanaha ducooyinka qur,aanka, waxa aynu kusoo qaadan doonaa laba duco oo kamida kuwa qur,aanka kusoo arooray. Ducada labaad ee taxanaha: { رَبِّ إِنِّى لِمآ أَنزَلْتَ إَلَىَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِير } Baaqan ama ducadan ayaa ka mid ah ducooyinkii Nabi muuse NNKH, kuwaasoo in badan […]
Qodobo muhiima oo ku saabsan Ducada qofka muslimka ah.
Ducada waxa asalkeedu yahay kalmad carabi ah taaso la micno ah marka Somali lagu turjumo ‘codsi, baryo ama Alla bari’. Ducadu asal ahaan waa muujinta u hogaansanaanta Eebbe iyo baahida qofka. Doorka ay diinta islaamka ku leedahay ducadu: Muslimiinta ducadu waxay u tahay cibaado qoto dheer oo ay baahidoda ugu sheeganayan Ilaahay uguna dhowaanayan. Nabi […]