Noloshii nabi Maxamed keddib markii la faray dacwadda.
Maqaalkan waxa aynu kaga hadli doonnaa nabi Maxamed NNKH noloshiisu sidii ay isku badashay keddib markii lagu soo dejiyay waxyiga ee la faray in uu dacwadda gaadhsiiyo dadka, innaga oo kusoo bandhignay maqaalkan kii ka horreeyay sidii ay ahayd nolosha nabi Maxamed NNKH ka hor waxyiga. Waxaa aynu si taxane ah usii wadi doonnaa noloshiisii […]
Fadliga laga helo Salliga-nabiga, iyo qaabka loogu salliyo
Maqaalkan manta ayaa waxa aynu kaga hadli doonnaa fadliga laga helayo Salliga-nabiga ﷺ, waxaa kale oo aynu kaga jawaabi doonnaa su,aal ah salliga nabigu ma yahay duco qofka akhrinaya u sugnaatay? Salliga nabiga ﷺoo la badiyo ayaa waxa ku sugan fadli iyo ajar aad u weyn, waana mid caddayn u ah iimaanka qofka, sababna u […]